DHAGAYSO:Falanqeyn Ku saabsan Qodabadii ay Ku Heshiiyeen Xooxaha Somaliya.

Shirkii Kooxaha Somaliya shalay xamar ugu soo dhamaaday ayay heshiis ka gaadheen qaabka xulista xildhibaannada u dhici doonto sannadka danbe.

Madaxda ayaa shirkii Kooxaha Somaliaya ee shalay soo afjarmay waxay ku sheegeen in la sameyn doono laba aqal oo sharci dajin ah (Aqalka Hoose iyo Aqalba Sare), waxayna sheegeen in xubnaha laba aqal ka qeybgali doona lagu soo xuli doono habka 4.5 iyo habka deegaanka oo isku dhaf ah.

Log1