Fadlan hor Ilaahay uga qayb qaado hir gelinta Mashaariicdan khayriga si aan u taageero dalkeena iyo dadkeena baahan.

 
Wixii tabarucaada waxaad ku soo hagaajin kartaa, Account-kan: East Africa development ” EAD ” Dahabshil HRGD34184
Si aan u sii xoojino taageero bulshadeena baahan, waxaanu idinka codsanaynaa inaad ka mid noqotaan Membershipka Hay’adda EAD ood si dhibyar uga samayn kartaan Online. Form-ka Direct Debit / Standing Order iyo Membership-kaba waxaad ka helaysaan page Get involved ee website EAD http://eastafricadevelopment.org . Qoraalo ku saabsan hiigsiga Hay’adda iyo dhammaan sidaan u danaynayno taakulaynta bulshadeena iyo dalkeenaba waxaad ka heli kartaan Website iyo pages EAD ku leedahay Social Media.
Wixii talo & tusaale ah, fadlan nagala soo xidhiidh Info@eastafricadevelopment.org
Jasaa’akum Allaah
EAD
EAD Ka qaybqaado2