Fanaanadii Ugu Majaajilada Badnayd Bahda Fanka Wadanka Jabuuti Oo Geeryootay Iyo Taariikhdeedii

Fanaanadii Ugu Majaajilada Badnayd Bahda Fanka Wadanka Jabuuti Oo Geeryootay Iyo Taariikhdeedii

Ruun Daahir Caynaan oo ka mid ahay Xubnaha ugu caansan looguna jecel yahay Bahda Fanka Jabuuti ayaa ku geeryootay wadanka Jabuuti Ruun waxay ka mid ahay Tiirar-ka Fanka Wadanka Jabuuti ku taagan yahay Waxaana aad loogu Xasuustaa Qaybtii ay Qaadatay Riwaayadii If Iyo Aakhiro oo ay ku Matalaysay Sahra Axmed Hooyadeed Dad Badan ayaa markay Arkaan Muuqa Ruun waxa Niyadooda ku soo Dhacaysay Ereyadii aadka u qosolka badnaa ee Marxuumadu ku jilaysay Riwaayada If iyo Aakhiro iyo sidoo kale kaalmaha ay kaga jirtay Fanka iyo Riwaadaha Dalka Jabuuti iyo Gayida Somaligu Dagto.