DAAWO:Fanaanka Maxamed BK Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Sweden

Stockholm(GNN) – Fanaanka shacbiyadda balaadhan ku dhamaan bulshada afka Soomaaliga ku hadasha Maxamed BK, ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Sweden ee Stockholm.

Sida lagu sheegay xafladdiisii soo dhaweynta, waxa uu bandhig faneedyo ka dhigi doonaa meelo kala duwan oo kamida magaalooyinka wadamada waqooyiga yurub oo ay ugu horeyso magaaladda Stockholm.

Fagaarihii lagu soo dhaweynayey fanaanka Maxamed BK, ayaa waxa isna goob joog ka ahaa duqa magaaladda Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco oo isna mudooyinkii ugu dambeeyey socdaal hawleed ku jooggay dalka Sweden.

 

 

 

Log11