Guddoomiyaha Abaabulka Qaaradda Yurub ee Xisbiga Ucid oo la kulantay Guddoomiyaha Barlaamanka Finland.

 Godomiyaha Barlamaanka Finland Mudane Eero Heinäluoma Wuxu Igu Yidhi Samia Muse I Give You MY Support Calanka UCID Kur U Hay Waliga Aniguna Dhinaca Kale !

Mashaa Allaah VIVA UCID Waxaa Faraxad Wayen Ii Ah Inaan Maanta Ka Qayeb Galno Aniga O Ah Godomiyaha Abaabulka Ucid Qaarada Europe Samia Muse Iyo Taagaarayashadyada Qaaliga Ah Casuumada Ay Noo Fidiyeen Xisbiga Social Demogratic Party SDP Finland. Munaasabadan Waxa Ka Soo Qayeb Galay Godomiyaha Barlamaanka Finland Mr Eero Heinäluoma , Mirka Vainikka Iyo Madaxda Xisbiga SDP Finland. Waxa Maanta Aan Ku Faraxsanhay Inaan O Soo Bandhigay Godomiyaha Barlamaanka Finland Mr Eero Heinäluoma Inaan Ahay Siyaasiyad Reer Somaliland Ah O Aan Ka Tirsanahay Xisbiga UCID O Ah Xisbiga Future Generationka Somaliland Ahna Xisbi Isbedal Doon Ah.

 

12358441_10153435004638925_922793457_nInshaa Allaah Siyaasiga Da’da Yar Mudane Jamal Ali Hussein O Ka Noqon Doono Madaxweynaha Aan Sugayno Ee Somaliland Inshaa Allaah 2017 . Waxaan Ka Codsaday Godomiyaha Barlamaanka Finlnad Mudane Eero Heinäluoma Inay Qadiyada Somaliladn Lagu Soo Bandhigi Doono Inshaa Allaah Kala Fadhiga Ogu Horeeya Ee Barlamaanka Finland Inshaa Allaah Marka Fassax Sannadka Cusub Laga Soo Noqdo . Waxaan Aad Ogu Faraxsanhay Maanta Inoo Godomiyaha Barlamaanka Finland Mr Eero Heinäluoma O Iigu Mahad Celiyo Aniga Samia Muse Dadaalkayga Aniga O Ah Hooyo Ahna Qof Shaqaala Ah Waddanka Finland Wax Badan Ku Soo Kurdhisay Hadday Noqoto Shaqada Aan Dawlada Finland Ka Qabto Ee La Xidhiidha Wasaaradaha Dawlada Finland Iyo Ta Social Affairska Ah. Waxaanan Ka Helay Dhamaan Madaxda Xisbiga SDP Finland Iyo Bulshadi Goobta Isugu Timid Taageerada Booxda Inaan Ka Qayeb Galo Doorashada Degaanka Finland Inshaa Allaah 2017 . Godomiyaha Barlamaanka Finland Mudane Eero Heinäluoma Wuxu Iigu Ballan Qaaday Inoo Garab Ahaan Na Siiyo Haddii Aan Nahay Xisbiga UCID Especially Doorashada 2017 , Waayo Wuxu Idhi Qofku Marku Yahay Qof Lexe Jecela Leh Waa Inoo Xisbigiisa O Halgamaa .Runtiina Taasi Waxay Igalisay Faraxad Iyo Han Wayeni Wayen Waayo Maanta Waxaan Dareemay Inoo Xisbiga UCID Yahay Xisbiga Keeni Karaa ICTIRAAFKI SOMALILAND UCID BAYNU NAHAY.

 

Log11