Ka Qayb Qaado Taalo Loo Samaynaayo Marxuum Wariye Axmed Xasan Coke oo Laga Dhisaayo Isgoska Wadada Suuqa Sare Ee Tagta Garoonka Kubada Cagta ee Gabiley

Gabiley(GNN) Axmed-Deeq Xaamud Axmed oo Kamida Dhalinyarada Gabiley Ayaa Shaaciyay in Loo Bahanyahay in Laga Dhiso Wadada Isgoyska ee Tagaysa Garoonka Kubada Cagta Taalo Loogu Magac Daray Marxuum Wariye Axmed Xasan Cawke oo Kamid Ahaa Suxufiyiinta ugu Magaca iyo Maamuusba Badan Gayiga Soomaalidu Dagto iyo Calamka intiisa Kaleba  .

Axmed-Deeq Xaamud oo Hore u Soo Dhigay Faceboogiisa islamrkana Shaaciyay inuu Taalo Looga Samayn Doono Marxuum Cawke illahay Naxariistii Jano Haka Waraabiyee isgoyska Jidka Tagaya Garoonka islamrkana Dad Badan ay Ku Raaceen Fikirkaasi Ayaa Soo Qiimeeyay Taaladaasi Waxa Ku Baxaya.

Waxanu Qoraalkaasi  u Dhignaa Sidan

tt

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE