Meher Wacan – Guurkiina Guur Khayr Ilaahow ka yeel

Aabo Xassan Nuur iyo hooyo Sa’do Maxamuud Ursad

Ilhaan Xasan Nuur

Rashiida Xasan Nuur

Layla Xasan Nuur

Ibraahim Xasan Nuur

Ardo Xasan Nuur

Siciid Xasan Nuur

Ayaan Xasan Nuur

Naasir Xasan Nuur  Xaaskiisa iyo caruurtiisa

Siciid Muxumed Xuseen Xaaskiisa iyo Caruurtiisa

Mawliid Muuse xaaskiisa iyo carruurtiisa

C/fataax Ismaaciil Daahir xaaskiisa iyo carruurtiisa

Dhammaantood waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan meherka Maxamed Axmed Ibraahim iyo Naciima Xasan Nuur oo maanta ka dhacay 10/12/2015 Green  Plaza, waxaanay leeyihiin noqda labadii isku waara ee ubad khayr qabana kala hela.

meher