DAAWO:Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Oo Heegan Galiyey Dhammaan Saraakiisha Ciidankiisa.

Hargeisa(GNN):-Taliyaha Ciidamada Booliska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan Ayaa Maanta Saraakiisha Ciidanka Booliska Faray Inay Si Buuxda Heegan U galaan.
DAAWO TALIYAHA OO ARIMAHAN KA HADLAYA.

HARGEISA SOMALILAND
GABILEY NEWS NETWROK
AXMED ALMIS
Contactgabileynews@gmail.com