DAAWO:Xuska Dhalashada Nabiga (NNKH) oo si wayn looga Xusay Magaalad Hargeysa + SAWIRO.

Hargeysa(GNN)-Waxa maanta Sibalaadhan looga Xusay Magaalad Hargeysa Xuska Dhalashada Nabigeenii Suubanaa (NNKH), Munaasibad si heer sare ah oo loo soo Agaasimay oo lagu qabtay Hotelka Maansoor Ee Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Dadweyne Aaad u tiro Badan, Culimo Aw-diin, Wasiirkii hore ee Wasaarada Diinta Aw-qaafta, Iyo Xildhibaano.

Munaasibadan lagu waynaynayey Dhalashada Nabiga(NNKH) ayaa intii ay socotay Waxa Khudbada dhaadheer ka keediyey Culimo Aw-diin Aad u tiro Badan Abwaano iyo Waxgarad kale, waxaana sanadkan Oo Beegan 1437-kii Hijri-ga Halku dhig looga dhigay “BARASHADA AKHLAAQDII RASUULKA”,

Wasiirkii Hore ee Diinta iyo awqaafta Sheekh maxamuud suufi muxumed ayaa ku dheeraaday qiimaha ay leedahay maalintani iyo sida loogu baahan yahay in la wayneeyo oo kor loo qaado dikriga,  dhinacakale culimo kala gadisana yaa ku dheraaday Xuska maalintaasi.

DSCF1387DSCF1388DSCF1389DSCF1390DSCF1391DSCF1392DSCF1393DSCF1394DSCF1395DSCF1396DSCF1397DSCF1398DSCF1399DSCF1400DSCF1401DSCF1402DSCF1403DSCF1404DSCF1405DSCF1406DSCF1407DSCF1408DSCF1409DSCF1410DSCF1411DSCF1412DSCF1413DSCF1414DSCF1415DSCF1416DSCF1417DSCF1418DSCF1419DSCF1420DSCF1421DSCF1422DSCF1423DSCF1485DSCF1486DSCF1488DSCF1489DSCF1490DSCF1491DSCF1492DSCF1493DSCF1494DSCF1495DSCF1496DSCF1497DSCF1498DSCF1499DSCF1500DSCF1501DSCF1502DSCF1503DSCF1504DSCF1505DSCF1506DSCF1507

 

Log11