Alleh Dartii Ku Caawi Walaal Qoyskan Danyarta ah Oo La Daala Dhacaya Xanuunka Haleelay Sadex Caruur ah Oo Kamid ah Qoyska

Gabiley(GNN)Alleh Dartii Ku Caawi Walaal Qoyskan Danyarta ah Ee Ay Caruurtu Ka Xanuusanayaan Oo Ku Nol Magaalada Gabiley Islamarkaasina La Daala Dhacaya Xanuunadan Ku Habsaday Caruurtoda Waxayna Tabayan Gacanta Walaaladoda Muslimiinta Ah Hadaba si Ilahay Inogu Naxariisto Waa inaynu isku Naxno

Gabiley.net Office Gabiley