Ciidamada Qaranka JSL oo Hawl Galo Ka Fuliyay Gudaha Magaalada Buhoodle iyo Diyaarna U Ah Inay Magaalada Ka Saaraan Qabqable Cali Khaliif + SAWIRO.

Cutub Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Ayaa Hawl Gal Ka Fuliyay Gudaha Magaalada Buhoodle Iyagoo Soo Maray Dhamaan Jidadka Waaweyn Ee Dhexmara Magaalada
Waxayna Isu Diyaarinayaan Sidii Ay Uga Saari Lahaayeen Magaalada Qasawade Cali Khaliid Galeydh Oo Hada Ku Jira Qol Ka Mida Albeerko Ku Taal Badhtamaha Magaalada Buuhoodle.

Geesta Kale Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Xagletoosiye Ayaa Nidae Ku Maray Inay Ciidamada Qaranka Somaliland Ay Diyaar U Yihiin In Wakhtigii Loo Baahdo Ay Talaabo Ka Qaadi Karaan Balse Uu Dhawrayo Ergadii Cuqaasha Ay Ku Balameen In Cali Khaliif Si Nabad Ah Kaga Baxo Magaalada.

Walaw Ay Jirto In Diyaaradii Uu Raaci Lahaa Ay Diiday Kadib Markii Ay Ogolaansho Ay Ku So Fadhiisato Ka Weyday Xukuumada Somaliland Balse Ay Jirto Jaanisy Kale o Uu Kaga Bixi Karo Magaalada Buhoodle.

Qabqable Cali Khalif Galeydh Ayaa Reer Buuhoodle U Quusgooyeen Kadib Markii Ay Isku Wada Raaceen Habayaraatee In Aanay Wada Shaqayn Wax Khaatumo La Dhah , Dhulkuna Yahay Qaybo Ka Mid Ah Jamhuuriyada Somaliland  Ayna Daba Fadhiisanayaan Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Ka So Jeeda Deegaanka Buhoodle.

12524054_1041146189285535_4215003680788242157_n 12573703_1041146019285552_8122284704517593256_n 12592183_1041146102618877_1863829794471634721_n 12592313_1041145855952235_7393214442554954956_n 12592545_1041146295952191_5726300028873102589_n

 

 

Log1