DAAWO Dibu oo Jaleec:Hawlgalkii Ciidanka Qaranka JSL ee Saax-dheer oo ka Warbixinaya Sida Xaaladu tahay.

Saax-dheer(GNN)-Ciidanka qaranka JSL ee ku sugan aaga Saax-dheer oo kala eryay kooxdii Cali Khaliif ku urursanayay halkaasi ayaa ka warbixiyay xaalada amaanka.

 

 

Gabiley News Network(GNN)