Daawo Gabiley Suxufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gabiley Oo Canbaareyay Xadhiga wariye Cabdimaalig Muuse Coldon

Gabiley(GNN)Daawo Gabiley Suxufiyiinta Kala Duwan Ee Ka Hawlgala Gabiley Oo Canbaareyay Xadhiga wariye Cabdimaalig Muuse Coldon Waxayna Baaq U Diren Madaxwaynaha somaliland Sidokalena waxay Dhaliilo Dusha Ka Huwiyen Badhasaabka Gobolka Togdheer Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo dhamaystiran

Gabiley.net
Office Gbailey