Daawo:- “Hanagu Kalifina Inaanu Idinka Tashano, Ma Idiin Aqoonsanini Inaad Diintayada Masuul ka Tihiin” AUN Maxmed Xaaji I.cigaal.

Hargeisa(GNN):-AUN Madaxweynihii Hore Somaliland Oo Ahaa Sida Dadka Aqoonta Ulihi Tilmaamaan Aabihii Dimuquraadiyada Geeska Africa, Ayaa Xidhiidhkii Uu Lalahaa Beesha Caalamku Uu Ahaa Mid Aad U Adag, oo aanu Cidna Daba Fadhiisan Jirin.Daawo Xidhiidhkii Dhinaca Wadamada Carabta iyo Weedhaha Uu Ku Ganay.

Hargeisa Somaliland
Gabiley News Netowrk
Axmed Almis