Daawo:- Kaydka1999 Marwo Kaltuun Xaaji Daahir Xaaska Madaxweynihii Hore Somaliland AUN Cigaal oo Si Farxad leh Ula dabaal-degaysa Xuska 8 march.

Hargeisa(GNN):- Xaaskii  madaxweynihii hore jm somaliland mudane cigaal marwo kaltuun Xaaji daahir ayaa si mug iyo miisaan leh uga dhexmuuqan jirtay xusaska caruurta agoomaha ah iyo Haweenka Daawo Munaasibadan iyo khudbad dheer oo ay ka jeedisay Kaydka Somaliland Space Channel Tv.

Hargeisa Somaliland
cooltext155039572897262