DAAWO: Komishanka Doorashooyinka oo shaaciyay xiliga Diwangalinta iyo Sida Goboladu Isugu xigaan+Gabiley oo Saaxil la raaciyay.

Komishanka Doorashooyinka qaranka ayaa saaka ku dhawaaqay xiliga diwaangalintu bilaabmaso iyo goboladu sida ay u kala horeeyaan.

Dagmooyinka Gabiley iyo Baligubadle oo ka tirsan gobolka Maroodi jeex ayaa la raaciyay gobolka Saaxil farsamo ahaan.

Halkan ka Daawo.

 

Gabiley.net