Daawo Maamulka Golaha Deegaanka Gabiley Oo Bulshada Ugu Baaqay Inay Cashuurta iska Bixiyaan

Gabiley (GNN ) Maamulka Golaha Deegaanka Gabiley Ayaa Maanta Waxay Fariin U Direen Shacbiga Reer Gabiley Oo ay Ugu Baaqeen In ay Cashuuraha Iska soo Bixiyaan Hadiikale Ay Talaabo Sharciya Ka Qaadi Doonan
Sidokalena Waxa Uu Digniin U Diray Shirkadaha Isgaadhsinta Oo Uu sheegay Inay Ka Warwareegayaan Bixinta Cashuurta Ku Waajibtay Halkan Ka Daawo Warbixintasi Oo dhamaystiran

 
Gabiley.Net Office Gabiley