Daawo:- Madaxweynihii Hore Somaliland Daahir Riyaale “”Sida Ay Wax Ku Burburaan Waa Sida ugu Sahlan, Lkn Sida Loo Dhisaa Waa Si Aad u Adag, 19 years Ayey Inagu Qaadatay nabada Aan maanta Ku faanaynaa”

Hargeisa(GNN):-Madaxweynihii Hore Somaliland mudane daahir riyaale kaahi, marka aynu dib u eegno khudbado aad u tiro badan oo shacabkiisa kula hadli jiray, Bal aynu laba kamida kasoo qaadano, oo wakhtiyo kala duwan ah, waxaa xuquuqda muuqaaladan leh SLSC TV.

cooltext155039572897262