DAAWO: Maxamed Biixi Yonis oo si wayn loo soo dhaweeyay kana hadlay safarkiisii dibada iyo Arimaha Isbaahaysigooda.

Wasiirkii hore ee arimaha Dibada Somaliland hadana ka mid ah Isbaahaysiga Dimuqraadiga Kulmiye ayaa maanta si balaadhan loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha Hargysa.

Maxamed Biixi Yoonis ayaa ka waramay safar uu ugu maqnaa dalalka dariska iyo mawqifka garabkooda is badal doonka kulmiye .

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.