DAAWO:Wasiirka Warshadaha iyo Maamulka G.Gabiley Oo Kormeer Ku Soo Maray Warshadaha Biyaha ee Tayo.

Gabiley(GNN)Wasiirka Warshadaha Somaliland  Shucayb Maxamed Muuse ,Badhasaabka G.Gabiley Mustafe Cabdi Isse iyo Mayarka Magalada Gabiley M/Amiin Cumar Cabdi Ayaa Kormeer Ku Soo Maray Warshadaha Biyaha Soo Saara ee Tayo iyo Mina Iyo Waliba Wadada Isku Xidha Dila Iyo Kala Baydh

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE