Daawo :-Qosolka Sheekooyin Iyo Gabayo Jacbur Ah Abwaan C/laahi macalin Dhoodaan AUN.

Hargeisa(GNN):-:-Sheekooyin Iyo Gabayo Jacbur Ah Abwaan C/laahi macalin Dhoodaan AUN, Waa Bandhig Masraxiyeed Abwaanku Uu Ku Qabtay Magaalada Hargeisa Gaar Ahaan Xarunta Akaadamiyada Nabada Somaliland, Taas Oo Bulshadii kasoo Qayb-gashay wakhtigaasi aad ula dhaceen.