DAAWO: Xaaji Cabdi Waraabe oo Dalka Dibadiisa loo qaaday iyo Dardaarankii uu jeediyay.

Xaaji Cabdikarim xuseen yusuf oo ah xildhibaanka ugu da’da wayn golayaasha qaranka Somaliland oo bilihii u danbeeyay xanuunsanaa ayaa maanta loo qaaday wadanka imaaraatka halkaas oo lagu soo dawayn doono.

xaajiga ayaa intii aanu madaarka Hargaysa ka duulin la dardaarmay madaxda iyo shacabka

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.