DAAWO: Xaaji Cabdi Waraabe oo Dalka Kusoo laabtay,Xubno wasiiro ah oo soo dhaweeyay.

Xaaji Cabdikarim Xuseen Yusuf ayaa maanta dalka kusoo laabtay kadib safar caafimaad oo uu in mudo ah ugu maqnaa wadanka Imaraatka Carabta.

Xubno ka tirsan Golaha wasiirada iyo dadweyne kale ayaa soo dhaweeyay xaajiga.

Halkan ka Daawo.


Gabileynews Network.