DAAWO:Aas Sharciya ah oo Loo Sameeyay Qaybo Ka Mida Dadkii Lagu Xasuuqay Deegaanka Gabiley

Halkan Ka Daawo Magaalada Gabiley Oo Mar Kale Laga sameeyay Xabaalo Wadareedyo Lagu Aasay Dadkii Reer Somaliland Ee Uu Xasuuqay Taliskii Macangaga Ahaa Ee Maxamed Siyaad Bare

 

Log11