DAAWO:Hayada East Africa development ” EAD ” oo Baaq Ka Soo Saartay Abaaraha Ba’an ee Saameeyay Somaliland iyo Kilinka 5aa ee Itoobiya.

Waxay Hay’adda EAD ka codsanaysaa bulshada Somaliland, qurbejoogta degaanka iyo Muslimiinta inay si ballaadhan uga qayb qaataan Tabarucaadka khayriga ah Lagu Tacaalayo Abaaraha:

Tabarucaadka waxaad ku soo hagaajin kartaan Accounts-kan :
East Africa development ” EAD “

Dahabshil HRGD34184

Omaar Global limited 00436472

Faahfaahin dheeraadaea-development@live.com

 

 

Log1