DAAWO:Isbahaysiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Wakhtigan.

Hargeysa(GNN)- Xuseen Axmed Caydiid oo u hadlay siyaasiyiinta isbahaysiga Kulmiye ayaa sheegay inaanay wali talo ay kaga tagayaan xisbiga Kulmiye yeelan, islamarkaana aanay aqoonsanayn musharaxiinta kale ee Kulmiye. Waxa uu sheegay inaanay wali ka rajo dhigin Kulmiye.

 

Log1