DAAWO:Sh. Aaden Siiro oo Ka Hadlay Go’aankii Xukuumadda SL Ka Qaadatay Qawaaniinta Socdaalka.

Hargeysa(GNN)- Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray “Aadan Siiro” ayaa maanta khudbadiisii Salaadda Jumcaha oo dheerayd qayb ka mida kusoo qaatay kooxo uu sheegay in ay dalka u heshiiyeen iyo go’aankii xukuumadda Somaliland ka qaadatay xakameynta dadka soo galootiga ah Sheekha oo sida caaddiga ah khudbadihiisa Jumcaha kusoo qaata xaaladaha xilligaa taagan ee bulshadu aad u hadal hayso, ayaa tii maantu iyada oo maqal iyo muuqaal ah u dhacday sidan ee daawasho haboon.

 

.

 

 

 

 

 

Log1