DAAWO:Wajigii Koowaad ee Is diwaan galinta Gobolka Togdheer oo lasoo gabagabeeyay,Komishanka iyo Xisbiyada oo ka hadlay.

Wajigii koowaad ee diwaan galinta codbixiyaasha gobolka Togdheer ayaa maanta lasoo gabagabeeyay ,waxana wali diwaan galintu kasii socondoontaa gudaha magaalooyinka Burco iyo Oodweyne.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network