DAAWO:Wareysi Adag Oo Lala Yeeshay Wasiirkii Hore Ee Madaxtooyadda Xirsi X. Cali Xasan

Hargeysa(GNN)- Wasiirkii hore ee madaxtooyadda oo muddo aan ka hor soo muuqan warbaahinta, ayaa waxa wareysigii ugu horeeyey isaga oo aan xil hayn la yeeshay TV-ga Universal barnaamijkiisa milicsiga siyaasiga.

 

Log1