DAAWO:Warshad-Hilib oo Imaaraadku Maalgalinayo oo Maanta La Dhagax Dhigay Magalada Berbera.

Berbera(GNN)-maamulka Gobolka Saaxil Iyo ka degmada Berbera ayaa maanta si Rasmi ah u dhagax Dhigay Warshad Hilibka Xoolaha lagu farsamayn Doono oo Dawlada Imaaraadku Maalgalinayso..

 

Log1