DAAWo:Wasaarada Ganacsiga oo kulan la qaadatay Gudoomiyaha Rugaha Ganacsiga Afrika oo dalka safar ku jooga.

Wasiir ku xigeenka Ganacsiga Somaliland iyo Xoghayga Rugta Ganacsiga ayaa maanta qaabilay Gudoomiyaha Rugta ganacsiga Africa (Pan African Champer of Commerce) .

waxaanu Gudoomiyaha rugaha ganacsga Africa Mr.Kebour Ghenna sheegay in Somaliland Xubin ka noqon doonto rugaha Ganacsiga Afrika.

Gabileynews Network.