DAAWO:Wasiirka Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Shaaciyay In La Furi Doono Madaarka Berbera

Hargeysa(GNN)-Wasiirka duulista iyo hawada somaliland mudan Cismaan Cabdilaahi Saxardiid Cadaani ayaa maanta ka dhawaajiyay in sida ugu dhakhsaha badan loo furi doono Madaarka Magaalada Berbera

 

Log11