DAAWO:Wefti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Hada U Anba-baxay Gobolada Bariga Somaliland.

Halkan Ka Daawo Muuqaal Kooban Wefti Uu Hogaaminaayo Madaxweynaha Somaliland Oo Hada U Anba-baxay Gobolada Bariga Somaliland Madax-Waynaha JSL Ayaa Saaka Uu Kicitimay Gobolada Bariga Somaliland ,

 

Waxaynu Madax-waynaha iyo Wafti Balaadhan Oo Uu Hogaaminayaa Ay Ka Qayb Galayaan Xuska Ciidanka Qaran JSL.

Waxaan Madax-waynaha Safarkan Ku Wehelinaya Wasiiro Xilidhibaano Labada Gole Qaran Ka Kooban Saraakiil Sare Iyo Siyaasiyiin

waxaana madaxweynaha somaliland ku sii jeeda gobolada togdheer iyo sool waxaana ujeedka safarkiisa ugu muhiimsan ka qayb galka xuska aasaska ciidanka qaranka somaliland oo lagu qabaanayo magaalada oog

.

Wixi Ka Soo Kordha Safarka Madax-Waynaha Kala Soco Gabiley.Net