DAAWO:Xeer Illaaliyaha Guud ee Dalka Jibouti Oo Maanta Ka Hadlay Cida Ka Dambaysay Rabshadihii Dalkaasi Ka Dhacay.

Xeer Illaaliyaha Guud ee dalka Jamhuuriyadda Jibouti, Oo Ka Hadlay Khasaarihii Nafeed Ee Ka Dhashay Rabshadahii Jibouti Iyo Xadhiga Wasiirkii Hore Ee Diinta Iyo Awqaafta Jibouti, oo xabsiga Gabood Loo Dhaadhiciyay isaga oo qaba dhaawacyo culus oo ka soo gaadhay isku dhacyadii dhawaan dalkaa ka dhacay.

 

 

Log1