DHAGAYSO:Shirkii Maamulada Somaliya Uga Socday Muqdisho oo La Filayo in Mardhaw Go’aan Laga Soo Saaro.

Shirarkan ayaa waxa qeyb ka ah wakiilka xoghayaha guud ee QM ee Soomaaliya Michael Keating iyo xubno kale oo beesha caalamka ka socda.

Sida uu sheegayo weriyaha VOA ee Muqdisho Jacfar Kuukaay, waxaa jira heshiis horudhac ah, waxaana ay u badan tahay in la isku raaco in 4.5 lagu soo xulo baarlamanka, halka aqalka sarena lagu soo xuli doono 18-ka gobol ee Somaliya.

 

 

Log1