Hargeisa Will 13 jir ah Oo Ganacsi Ka Aas-aasay Magaalada Hargeisa, Waxbarashadana Ku Jira.

Hargeisa(GNN):-Wadanka Somaliland Oo Dhalinta Badankeedu Ku Fikirto Inay Ka Baxaan Una qalqaalsada Tahriib Iyo Nolol Aan Dheefi ka Danbay, Ayaa Haddana Waxaa Jira Kuwo Kuwaasi ka fikir Duwan oo Dalkooda Ka Hirgaliya ganacsiyo yar-yar.