Somaliland Oo Shaaca ka Qaaday Markii Ugu Horeysay inay Bilaabayaan Tiro Koobka Duur-Joogta Ku Nool Dalka.

Hargeysa(GNN)-Wasiirka Wasaarada deegaanka Somaliland marwo shukri xaaji baandare ayaa markii ugu horeysay ka dhawaajisay inay guud ahaanba dalka somaliland ay ka bilaabi doonan tira koobka xayawaanka duur joogta ah ee ku nool somaliland, iyadoo ay kaashanayso khuburo ka socota dalka tansaaniya  kuwaasi oo soo sheegi doona degaanada kala duwan ee ay ku kal filiqasan yahiin duur joogta noocayadooda kal duwan.

 

 

Log1