War Deg Deg Ah:Wafti Uu Hogaaminaayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Buhoodle.

Wafti Misaan Culus Leh oo uu Hogaaminaayo wasiirka wasaarada caafimaadka Somaliland Saleeban Axmed Ciise Xaglo-tooosiya Ayaa Gordhawayd Gaadhey Magaalada Buhoodle

Waftigaan Baladhan Ee Uu Horkacaayo Wasiir Xaglo-toosiye Ayaa Waxaa Duleedka Magaalada Buhoodle Kaga Hortagey Dadweyne Tira Badan Oo Ruxaya Calanka Somaliland Iyo Caleemo Qoyan Iyagoo Ku Dhawaaqaya Ereyo Ay Ku Taageerayaan Jiritaanka Iyo Qaadiyada Somaliland
Waxaana Waftiga Si Nabad Ah Loogu Soo Wareejiyay Wadooyinka Waa wayn Ee Magaalada Iyagoo Ugu Danbeyna La Dajiyay Guriiga Uu Wasiiir Xaglo-toosiye Ku Leeyahey Buhoodle
Lama Oga Ujeedada Safarka Xaglatoosiye Waxaase Safarkaas kasoo Baxay Warar kala Duwan kuwaas oo siyaabo kale Duwan Dadku u arkaan

Warkan oo Faahfaahan Mardhow Kala Soco:Gabiley.Net