War Deg Deg ah:Shirkii Maamulada Somaliya Uga Socday Magaalada Kismaayo oo Bur-Buray.

Maalintii shalay waxa magaalada Kismaayo ee somaliya ka furmey shirka Madasha Wadatashiga ee geeddi Socoda Doorashooyinka Somaliya 2016. Kadib khudbado qurux badan oo madaxdu ka jeediyeen guriga Madasha, ayaa wejigiisi labaad ee shirku noqdey in ay Madaxda maamuladu wada galaan shirar albaabadu u xidhan yihiin.