Xogeyihii Hore Ee Dawlada Hoose Ee Gabiley Axmed maxamuud Afay Oo Hambalyo iyo Bogaadin U Dirayaa Agaasimaha Cusub Marwo Khadra Xaaji Gaydh

Gabiley(GNN) Xogeyihii Hore Ee Dawlada Hoose Axmed Maxamuud Muxumed Warsame (Axmed maxamuud Afay ) Ayaa Waxa Uu Hambalyo iyo Bogaadin iyowaliba Ducaba uga Gudbinayaa Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Jamhuriyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Gaydh oo Madxwaynaha Somaliland u Magcabay Jagadaasi Xogeyihii Hore Ee Dawlada Hoose Axmed Maxamuud Oo Qoraalkan Hanbalyada ah Soo Gaadhsiyay Shabakada Wararka Ee Gabiley.Net Ayaa waxa Uu U Dhignaa sidan

Anigoo Ah  Axmed Maxamuud Muxumed Warsame Islamarkaasina Ku Hadlaya Magacayga Ayaa Waxan Halkan Ka Hanbalyaynayaa Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Jamhuriyada Somaliland Marwo Khadra Xaaji Ismaaciil Yonis (Khadra Xaaji Gaydh) Oo Maanta Lomagacaabay Xilkasi Agaasimaha Guud Ee Madaxtooyada Jamhuriyada Somaliland Waxanan Ilahay Uga Baryayaa Inuu Ku Asturo Xilkasi Loo Igmaday islamarkasina Uu U Magacaabay Madaxwaynaha Jamhuriyada Somaliland U Gartay In Marwo Khadra Xaaji Gaydh Ay Buuxin Karto Jagadaasi

 

Waxanu (Axmed maxamuud Afay) Intaasi Ku Daray Islamarkaasina Sheegay in Ay U Qalanto islamrkaana Hanankarto Xilkani Midkale oo Ka Sareeyaba .Oo ay Uga Soo Bixi Doonto Siday Uga Soo Baxday Xilkii Maayarnimo Ee Gabiley

Gabiley.Net

GABILEY OFFICE Somaliland