DAAWO:Cuqaal Ka Mida Cuqaasha G.Gabiley oo Baaq Dheer u Diray Xukumada,Hayadaha Deeq Bixiyayaasha,iyo Qurbajoogtaba inay Gurmad u Fidiyaan Deeganada Abaaruhu Sameeyeen

Gabiley(GNN)Cuqaal iyo Odayaal Ka Mida Cuqaasha G.Gabiley oo Baaq Dheer u Diray Xukumada,Hayadaha Deeq Bixiyayaasha,iyo Qurbajoogtaba inay Gurmad u Fidiyaan Deeganada Abaaruhu Sameeyeen

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE