DAAWO: Cali Khaliif oo ku Hanjabaya inuu Maatada dooxo iyo Shalay oo uu ka dhabeeyay.

Hogaamiyaha kooxda Khatumo seeg Cali khaliif ayaa  bishii hore magaalada Buuhoodle ka sheegay inuu dadka ree miyiga ah ee maatada ah miri doono, oo uu samayn doono maata doox.

maalintii shalay ayaa kooxdaasi weerar ku qaadeen dad masaakiin ah miyiga Deeganka Buuhoodle ,halkaas oo ay ka gaysteen dil iyo dhaawac badan.

Kooxdan ayaa markay waayeen awood kale ,waxay hada bilaabeen inay dadka shacabka ah laayaan si beelaha dhulkaa wada dagaa iskaga hor yimaadaan.

Halkan ka Daawo hadalkii Cali khaliif .

Gabileynews Network.