DAAWO: Dadweynaha Gobolka Togdheer oo 100 gaadhi oo Caws ah ugu Deeqay walalahooda Gobolka Gabiley ee abaartu saamaysay.

Dadweynaha Gobolka Togdheer oo lagu yaqaano gobanimo iyo karti dheeraad ah ayaa 100 gaadhi oo caws ah ugu deeqay ,dadka ay abaaraha darani saameeyeen ee gobolka Gabiley.
Deeqdan ay ku deeqeen dadka Gobolka Togdheer ayaa la filyaa inay bilaw u noqoto,dhamaan gobolada kale ee Somaliland.
Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.