DAAWO: Eng.Maxamed Xaashi Cilmi oo ka hadlay Gudida Ictiraafka sheegayna in aan la iskuba keeni karin.

Wasiirkii hore ee wasaarada maaliyada Somaliland mudane Maxamed Xaashi Cilmi ayaa saaka ka waramay aragtidiisa ku wajahan gudida uu dhawaan magacaaaby madaxweynuhu ee ku aadan ictiraafka somaliland.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network.