Daawo Fariin Culus:Waayaha Dadka La Nool Xanuunka Dhimirka iyo Sida Loo Moogyahay.

Filimkan hoose waxa uu idiin sidaa fariin xanuun badan oo u baahan in qof wal oo awoodi karaa qayb ka noqdo wax u qabashada, qaybtaas dhan ee ka tirsan bulshadeena ee uu saameeyey xanuunka noloshoodii kala dhantaalay. 

Log11