DAAWO Gudoomiyaha Dagmada Geed-Balaadh oo Soo Kormeeray 20 Tuulo oo Ka Tirsan Dagmada Baaqna u Diray Xukumada

Geed-Balaadh(GNN) Gudoomiyaha Dagmada Geed-Balaadh oo Soo Kormeeray 20 Tuulo oo Ka Tirsan Dagmada Baaqna u Diray Xukumada, Gancsatada, Qurbajoogta, Hayadaha Samafalka, iyo Cid Kasta oo Wax Ku Tari Karta Dadkani Abaartu Saamaysay

 

C/Rasaaq Axmed Hayaan ilkacase

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE