DAAWO: Gudoomiye Cirro oo sheegay in sifo sharci darro ah loo soo maray magacaabista Boobe Yusuf Ducale.

Gudoomiyaha xisbga Wadani mudane Cabdiraxman Cirro ayaa dhaliilay habka loo magacaabay Boobe yusuf ducaale oo xisbigiisa ka tirsan ,isagoo sheegay inay ahayd in xisbga lagala soo xidhiidho.
Halkan ka Daawo hadalka Gudoomiyaha.

Gabileynews Network.