DAAWO: Gudoomiye Faysal Cali Warabe oo Dalka kusoo laabtay ,kana warbixyay safarkiisii.

Gudoomiyaha Xisbiga UCID eng Faysal Cali Waraabe oo baryihii u danbeeyay ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa maanta dalka kusoo laabtay,waxana uu ka warbixiyay wadamadii uusoo maray iyo waxyaalihii uu kala Kulmay ,isagoo aad u dhaliilay xisbiyada mucaaridka oo uu ku eedeeyay inay wadaan Olole siyaasadeed.

Halkan ka Daawo.

Gabileynews Network