DAAWO: HARIMACAD WEERAR KULA DHEX DHACAY DUGSI KU YAALA DALKA HINDIYA

Bangalore, (GNN):- Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhaawacmay, weerar Harimacad cadhaysani kula dhex dhacay dugsi ku yaala gobolka Bangalore ee dalka Hindiya, waxaanu Harimacadkaasi daarada dugsiga ka soo galay, kooxaha ilaalada duur joogta ee dalkaas, kuwaas oo la beegsanayay, irbada lagu suuxiyo xayawaanka, hasa yeeshee la waayay oo ku fashilmay tiraba labo jeer oo is xigta.

Markii uu ka soo booday dayrka dugsiga ee uu gudaha u galay, ayuu cid kasta oo ka hor timaada uu isku qaaday, raga qaar dhulka ayuu dhigay, qaar wuu sabaaxadeeyay, hasa yeeshe mid ka mid ah macalimiinta dugsiga oo harimacadkani ku weeraray barkada ardaydu ku dabaalato, ayaa markii uu dhulka dhigtay, inta uu kacay isku qaaday, waxaanu ku khasbay in bahalkaasi albaabka

 

 

 

 

GABILEY.NET

GABILEY OFFICE