Daawo:-Maareeyaha Dekeda Berbera Oo Dekekada Cusub Ee Ceel Garde Ku Tilmaamay Sharci Darro.

Berbera(GNN):-Mareeyaha dekada Berbera eng cali xoor xoor ayaa maanta markii ugu horeysay ka hadalay dekada cusub dhismaheeda laga hirgalinayo gobolka saaxil gaar ahaan degaanka bariga saaxil “Ceel Garde”, ilaa hada aanay xukumada somaliland ka hadal dekadaa dhismaheeda la bilaabay,iyagoo qaar ka tirsan dadweynaha deegaanka gobolka saaxilna ay saaka goobtaas kaga hor tageen mudaharaad balaadhan oo kasoo hor jeeda dhismaha dekadaas sharciga baal marsan ee laga hir galinayo.

Berbera Somaliland
Gabiley News Network
Axmed Osman Almis